Waxaa maanta kulmay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha Cusub Cabdiwali.

Raiisulwasaaraha Cusub oo dhawaan la magacaabay Cabdiwali Shiikh Axmad ayaa maanta xaafiiskiisa kusoo booqday Raiisulwasaaraha la casilay Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),labadaas masuul waxaay kawada hadleen sidii xilwareegintu u dhici lahayd iyo waqtiga aay xilalka kula kala wareegayaan ,waxaa kale ooRaiisulwasaaraha cusub la baray shaqaalaha ka hawlgala xaafiisyada kala gaddisan oo hoosyimaada Raiisulwasaaraha .Raaiisulwasaaraha Cusub … Continue reading Waxaa maanta kulmay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha Cusub Cabdiwali.